Masaajidda kuyaala UK qaarkood oo bilaabay olole ay dad badan soo dhaweeyeen

Mahad waxaa loo celinayaa koox Muslimiin ah oo fadhigeedu yahay Birmingham kuwaas oo gabbaad siinaya darbi-jiifta aan heysan gogol diirran iyo cunno ay kaga gaashaantaan qabowga daran ee kulaalaya. Mashruuca “Our Masjids with the Homeless” oo waa miraha ka dhashay iskaashiga labada naadi oo Muslimiin ah kuwaas oo iskaga yimid xal-u-helidda dhibaatada heysata darbi-jiifta. Dhowr … Continue reading Masaajidda kuyaala UK qaarkood oo bilaabay olole ay dad badan soo dhaweeyeen